Ceymisyo

Halkan waxaad ceymis ka gelin kartaa gurigaaga iyo gaarigaaga. Waxaa jira laba ceymis oo aad waxa kale oo dhan ka hor u baahantahay in aad yeelatid, waana ceymiska guriga iyo ceymiska baabuurka. Halkan waxaad ka akhrisan kartaa sida aad u heli kartid iyaga iyo sida ay kuu ilaalinayaan.